BAR AMA BARO AF SOOMAALIGA
Waa bogg aan ugu talo galnay in ardada dhigato Af soomaaliga ee deggan magaalada Stockholm ay luqadooda ku xoojiyaan.
QORAAL

Qaybtan waxaan ku xoojineynaa barashada qoraalka.
DHAGEYSI

Qaybtaan waxaad ku dhageysaneysaa wareysiyo iwm. Kadibna waxaad ka qoreysaa qoraal gaaban.
NAXWE

Qaybtan waa qaybta Naxwaha
Waxaan tijaabinaayaa bogga
GillaGilla